Dowladda Soomaaliya oo Dalka Ka Mamnuucday Shirkadda Sahan Research

0

War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Wasaaradda Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in gebi ahaanba shaqada laga joojiyay, isla markaana dalka laga mamnuucay inay ka howlgasho shirkadda Sahan Research, taasi oo ay ku socoto baaritaano xagga amniga.

Shirkadaan Waxaa Madax ka ah Matt Bryden oo u dhashay dalka Canada, kaasoo horay isku duwe uga soo noqday Kooxda Monitoring Group.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here