War Deg Deg:-Wasiirka Howlaha Guud ee Xukuumadda Soomaaliya oo Iscasilay

0

C/fataax Ibraahim Geesey oo ahaa Wasiirkii Howlaha Guud ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta  ku dhawaaqay In uu iska casilay Xilkii Wasiirnimo uu ka hayay Xukuumadda Raisulwasaare Xasan Cali kheyre.

Isagoo warbaahinta kula hadlayay Muqdisho ayuu sheegay inuu xilkiisa iska casilay, isagoo xusay in aanay jirin meel dowladda Federaalka ay go’aan kaga soo saartay arrinta Koonfur Galbeed in la farageliyo.

Sidoo kale waxa uu sheegay in ay kasoo horjeedaan xariga Muqtaar Roobow,iyo in doorashadda laga reebo,islamarkaana aysan marqaati ka ahaan karin meel dulmiga lagu haayo dadka Soomaaliyeed iyo meel lagu hareer marayo ku dhaqanka Dastuurka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here