Maxaa Ka Socda Maanta Garoonka Diyaaradaha Muqisho (Daawo Sawirro)

0

Garoonka Diyaaraha ee Aadan Cadde ayaa waxaa ku sugan qeybaha kala duwan ee Balshadda iyo Madax kuwaas oo qeyb ah soo dhaweynta Madaxweynaha Eritrea Eritrea Issias Efowerki.

Mudane Issias Efowerki Madaxweynaha Dalka Eritrea iyo Masuuliyiin kale ee lasocda ayaa kulamo la qaadan doono Madaxda Dalka oo uu ugu horeeyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abdullaahi Farmaajo.

Ciidamo badan oo katirsan dowladda ayaa lagu daadiyay inta badan wadooyinka Muqdisho, kuwaa oo sugaya amaaanka Magaalada caasimada ah.

Hooos ka Daawo Diyaargarowga Soo Dhaweynta

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here