Wararka Xildhibaano Mooshin Ka Keenay Heshiiyadii DFS La Gashay Ethopia iyo Eritrea. By Radio Simba - Aralık 5, 2018 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Xildhibaano ka Tiran Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hor yimid Heshiisyada Dowladda Fadaraalka ay la gashay Dowladaha Ethopia iyo Eritrea.