Ciidamadda NISA oo Muqdisho Ku Qabtay Shabaab Maleegayay Qaraxyo

0

Ciidamadda Nabadd Sugidda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Magaaladda Muqdisho ka sameeyay howlgal lagu qabtay Xubin ka Tirsan Al-shabaab,kaasi oo maleegayay Qaraxyo lagu waxyeeleynayo shacabka.

War kooban oo kasoo baxay Taliska Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka ee NISA ayaa lagu sheegay in howlgalkan aysan jirin cid wax ku noqotay.

“Ciidanka Amniga ayaa si xirfadeysan oo aan cidi wax ku noqon, gacanta ugu soo dhigay Xubin Alshabab ah oo maleegayay qaraxyo uu ku galaafto nolosha shacab badan”.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here