United-ka oo ku dhow Saxiixa laacib ka Tirsan kooxda Mainz 05

0

Kooxda Manchester United ayaa ku dhow saxiixa xidig ka Tirsan kooxda Mainz 05 oo lagu magacaabo Yoshinori Muto sida saakay  lagu daabacay majaladaha dalka Germany,

Majalada Sunday People warar ay daabacday ayay ku sheegtay in kooxda dalka Germany ka dhisan ay aqbali doonto lacago gaaraya £12 million ay usoo bandhigtay  kooxda Manchester United, si ay u qaadato laacib ka Tirsan kooxda

Kooxda Manchester United ayaa xili ciyaareedkaan baadi-goobaysay xidiga qadka dhexe ee weerarka kaga ciyaara kooxda Southampton Sadio Mane oo dhawan la sheegay in aan la iibin doonin.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here