Dad Kasoo Laabtay Aaska Dadkii Ku Dhintay Qaraxyadii Shalay oo La Rasaaseeyay!!!

0

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya rasaas lagu furay dad shacab ah oo kasoo laabtay aaska dadkii shalay lagu laayay qaraxyadii lagu weeraray Hoteelka Saxafi ee Magaalada Muqdisho.

Falkaan ayaa ka dhacay deegaanka Garasbaaley ee Duleedka Magaalada Muqdisho,waxaana la sheegay in rasaasta lagu furay gaadiidka kasoo laabtay aaska uu ku dhintay hal ruux oo shacab ahaa.

Dhanka kale ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Hay’adaha amaanka Dowladda Soomaaliya oo loogu hadlaayo arintaan.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here