DEG DEG: Dagaal Xoogan oo Hada Ka Socda Kismaayo Iyo Jugta Madaafiic La Is Dhafsaday

0

 

Dagaaal xoogan ayaa goordhaw ka qarxay Magaalada Kismaayo ee Xarunta maaamulka Jubbaland.

Goobjooge Simba lasoo xiriiray daqiiqado ka hor ayaa sheegay in uu maqlayo daryanka hubka nuucyadiisa kala duwan iyo in la maqlayo Madaafiic xoogan.

Warka ayaa ah mid daqiiqado ka hor soo gaaaray War qabadka Idaacada Simba Ee magaalada Muqdisho, balse goordhaw Fillo Faah faahinta dagaalkaasi.

Dagaalka wali waaa uu socdaa……….

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here