Hir-shabeelle Waxay Kasoo Horjeedaa Wax Kasta oo Baal Marsan Hadafkii GIDG!

0

Maamulka Hir-shabeelle ayaa sheegay in uusan waxba kala soconin shirarkii ugu dambeeyay ee yeesheen Madaxweynayaasha Maamul goboleedyadda ee ka dhacay Magaaladda Nairobi.

Madaxtooyadda Hir-shabeelle qoraal laga soo saaray ayaa lagu sheegay in baraha bulshadda lagu arkay magacaabista Afhayeenka Golaha oo loo magacaabay Wasiirka Dastuurka maamulka koonfur galbeed Soomaaliya.

Sidoo kale Hir-shabeelle ayaa sheegtay in Golaha aysan shir yeelan Karin Hir-shabeelle oo maqan.

“Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada looma aas aasin inuu noqdo Isbaheysi Mucaarad ah, Dowlad Goboleedka Hirshabeelle waxay ka soo horjeedaa wax kasta oo baal marsan hadafkii loo aas aasay”

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here