War Deg Deg:- Wariyayaasha oo loogu Yeeray Xarunta madaxtooyadda

0

Wararka ka imaanaya magaaladda Jowhar ee caasimadda maamulka hir-shabeelle ayaa ku waramaya in wariyayaasha Goordhaweyd loogu yeeray Xarunta Madaxtooyadda maamulka.

Ilaa haatan lama oga sababaha loogu yeeray wariyaayaasha,balse warar soo baxaya ayaa sheegaya in la shaacin doono in Madaxda Maamulka Hir-shabeelle ay ku guuleysteen in la qanciyo xildhibaanadii Mooshinka ka keenay Madaxweyne Waare.

Dhanka kale Gudoomiyaha baarlamaanka Maamulka Hir-shabeelle ayaa dhankiisa gaaray Xarunta madaxtooyadda waxaa lagu wadaa in uu ku dhawaaqo in uu buray mooshinkii laga keenay madaxweyne Waare.

La soco wixii kusoo kordha

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here