Xildhibaanadda Hirshabeellle oo Ka Laabtay Mooshinkii Waare+sababta

0

Guddoonka Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle ayaa caawa sheegay in laga laabtay Mooshinkii laga keenay Madaxweyne Waare.

Kulan caawa ka dhacay madaxtooyadda Hirshabeelle ayaa lagu shaaciyay in laga laabtay mooshinka,waxaana kulanka ka qeyb galay madaxweynaha ku-xigeenkiisa ,Xildhibaano iyo wasiiro.

Sababta looga laabtay mooshinka ayaa lagu sheegay in la fiiriyay danta dalka iyo tan dowldda goboleedka Hirshabeelle.

Ilaa 57 xildhibaan ayaa 5tii bishaan mooshin ka gudbiyay waare waxayna ku eedeen xil gudasho la.aan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here