War Ka Soo Baxay Saraakiil Iyo Ciidamo La Wareegay Saldhiga Booliska Magaalada Garoowe + Dhageyso

0

Saraakiishii hogaamineysay ciidamada la wareegay saldhiga Booliska Magaalada Garoowe ayaa eedeymo xoogan u jeediyay Taliska Booliska gobalka Nugaal.

Taliyaha booliska gobalka Nugaal Faarax Galangooli oo warbaahinta la hadlay dhacdoon lagu qabsaday magaalada, waxuuna sheegay in kacdoon la iskaga hor keenayo shacabka iyo maamulka dowladd gobaleedka Puntland.

Weerar shalay ay soo qaadeen in ka badan 30 sarkaal iyo ciidamo ay wateen oo ka Gadoodsanaa shaqo fariisin lagu sameeyay, waxaa ku dhaawacmay weerarka sarkaal ka tirsan ciidamada Puntland oo kamid ahaa ciidamadii iska difaacay ragii soo weeraray xaruntaasi.

 Dhageyso Codka: Taliyaha Booliska Gobalka Nugaal Faarax Galangooli

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here