Akhriso: Magacyada Ra’iisal Wasaare Kheyre Oo Magacaabay Xilal Cusub

0

Wareegto kasoo baxday xafiiska Wasiirka koowaad ee xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa lagu magacaabay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorsheynta iyo dhiirro gelinta Maalgashiga Caalamiga ah Xoghayaha joogtada.

Cabdulkaadir Aadan Maxamed ayaa loo magacaabay Xoghayaha Joogta ah ee Wasaaradda Qorsheynta halka Asad Yuusuf loo magacaaby Agaasimaha Guud ee wasaaradda qorsheynta.

Xukuumada Soomaaliya ayaa hore u sheegtay in shacabka ay codsan karaan xafiisyada Agaasimayaasha guud ee 27-ka Wasaaradood, inkastoo hada aysan jirin cadeymo ku aadan qaabka loo maray magacabista boosaskaasi in loo maray hanaanka wax qeybsiga soomaalida ee loo yaqaan 4.5.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here