Shacabka Puntland Oo Ku Dhawaaqay Dagaal Dhiig Ku Daato In La Qaado Ka Hor Doorashada 2019 + Dhageyso

0

Qaar kamid ah shacabka kunool magaalada Garoowe ee xarunta dowladda gobaleedka Puntland ayaa ka hadlay doorashada Puntland ee 2019 iyo dagaalka deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.

Shacabka oo wax laga waydiiyey doorashad ayaa sheegay in doorasho aysan waxba xilligaan ugu fadhin maadaama dalkaba qayb la haysto loona baahan yahay in dowladdu dagaal qaado waa sida ay sheegen.

Shacabka ayaa ugu baaqay madaxweyne Gaas, ku-xigeenkiisa iyo taliyaha guud ee ciidanka qalabka sida ee Puntland inay qaadaan dagaal Soomaaliland looga xoraynayo gobolka Sool.

Dhageyso: Codadka Qaar Kamid Ah Shacabka Deegaanada Puntland

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here