Madaxweynaha Juba-land oo Maanta ku Wajahan Magaalada Cadaado

0

Madaxweynaha Maamulka Juba-land Mudane axmed Maxamed Islaam axmed madoobe iyo wafdi uu Hogaaminaayo ayaa maanta ku wajahan Magaalada Cadaado ee xarunta Kmg-ga Maamulka Galmudug,

Qaban-qaabada Lagu soo dhaweynayo wafdiga Madaxweynaha Maamulka Juba-land axmed Madoobe ayaa haatan Laga dareemayaa Magaalada Cadaado ee Gobolka galgaduud ay wadaan Madaxda Maamula Galmudug,

Madax ka Tirsan Maamulka Galmudug oo warbaahinta la Hadlay ayaa sheegay in ujeedka socdaalka Madaxweynaha Maamulka Juba-land axmed Madoobe uu yahay arimiyo la xariira xiriirka u dhaxeeya Maamulada Galmudug iyo Juba-land,

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here