War Deg Deg:-Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0

Wararka naga soo gaaraya Xaafadda Galmudug ee Ex Control Afgooye ayaa u waramaya in qarax goordhaweyd uu halkaas ka dhacay.

Qaraxaan oo ku xirnaa gaari kuwa Raaxadda ah ayaa qarxay xili uu marayay meel aan ka fogeyn Sarta maslaxa Hoosteeda  .

Sida ay inoo xaqiijiyeen goob-joogayaal gaari qarxay ayaa waxaa saarnaa 3 Nin oo watay Labiska Ciidanka millatariga Ee Xoogga Dalka Soomaaliya.

Inta la xaqiijiyay waxa qaraxaan ku dhintay hal askari, halka ay ku dhaawacmeen labadda kale.

Gaarigii Qaraxa lala eegtay ayaa dhammaatii burburay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here