Faysal Waraabe oo Fariin Hanjabaad aheyd Hawada U mariyay Madaxweynaha Somali-land

0

Siyaasiga Feysal Cali Waraabe Gudoomiyaha Xibsiga UCID ee Maamulka Somali-land ayaa fariin hanjabaad aheyd Hawada u mariyay Madaxweynaha Somali-land Muuse Biixi Cabdi, isagoo sidoo kale ka hadlay kulankii uu dhawaan la qaatay Madaxweynaha Somaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo).

Waraabe ayaa sheegay in kulankii uu dhawaan la qaatay madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo uu ahaa kulan loogu hadlayay arrimaha Somali-land iyo Soomaaliya,islamarkaana si qaldan loo fasiray kulanka.

Dhanka kale Faysal Waraabe ayaa fariin Hanjabaad aheyd Hawada u mariyay Madaxweynaha Somali-land Muuse Biixi Cabdi,Wuxuuna sheegay in Somali-land maanta aysan laheyn Nin looga baaqayo qarannimada Somaliland oo uu yahay nin ku adag.

“Anigu ma ihi nin maanta Somaliland looga baqaayo,la ficiltami maayo anigu Muuse Biixi” Faysal Cali Waraabe ayaa sida yiri isaga oo ka u jawaabaya Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi”, ayuu yiri Faysal.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here