War Deg Deg:-Qarax Goordhaweyd Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0

Qarax xoogan ayaa goordhaweyd waxa uu ka dhacay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Jugta qaraxa oo u muuqatay mid ismiidaamin ah ayaa si weyn waxaa loogu maqlay qaar kamid ah Degmooyinka Gobolka banaadir.

Qiica iyo uuradda qaraxa ka dhashay ayay shacab arkayeen qaraxa kadib.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay isgoyska Sayidka,halka warar kale ay sheegayaan In qaraxa uu ka dhacay Xarunta Ote ote oo ay ku taalo wasaaraddda arrimaha Dibadda Soomaaliya.

Wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here