Akhriso:-Shanta Maamul Goboleed oo Taageeray Go’aan Ka Dhan ah Maamulka Somali-land  

0

Madaxweynayaasha Maamul goboleedyada ayaa kasoo horjeestay kaalmadda ay beesha caalamku Somaliland toos u siiso iyagoo taageeray mowqifka dawladda Soomaaliya ee lagu diiday in lagu cusboonaysiiyo heshiiskii dalka Belgium-ka lagu gaaray sanadkii 2013-kii.

Qoraal kasoo baxay Golaha iskaashiga Dowladd Goboleedyadda ayaa lagu sheegay in aan la aqbali Karin in si gaar ah deeqaha loo siiyo Somali-land oo kamid ah maamuladda dalka ka jira,islamarkaana hadii la aqbalo ay Qatar ku tahay qaranimadda Soomaaliya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here