Ruux Watay Baaskiil Oo Lagu Toogtay Baydhabo Iyo Ninkii Ka Danbeeyay Dilka Oo Gacanta Lagu Dhigay + (Dhageyso)

0

Wararkii ugu danbeeyay askari katirsan ciidamada maamulka Koofur galbeed oo gudaha magaalada Baydhabo ku dilay ruux la sheegay inuu katirsanaa shacabka ku dhaqan magaaladaasi.

Taliyaha qeybta danbi barista Maamulka Koofur Galbeed Col Abdullaahi Ibraahim Aadan oo la hadlay Idaacada Simba ayaa Sheegay inay Baaritaan ku hayaan nin baaskiil ku socday oo askari ka tirsan ciidanka Booliska Koofur Galbeed uu ku toogtay Magalaada Baydhabo ka dib shaki soo kala dhex galay nin kala dilay iyo askariga toogashada geystay.

Taliyaha ayaa sheegay in Ciidanka Amniga ay maanta gacanta ku dhigeen askarigii dilka geystay islamarkaan ay Baaritaan ku hayaan Askriga iyo kiiiska nin kala dilay oo rayid ahaa.

Dhageyso Codka:-  Taliyaha Qeybta Danbi Barista Koofur Galbeed Oo Simba La Hadlay

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here