Guddoonka Golaha Shacabka oo Sharciga La Tiigsanaya Ciidanka AMISOM+Dhageyso

0

Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliy aayaa sheegay in sharciga lala tiigsan doono Ciidamadda Midowga Afrika AMISOM ee ku sugan Soomaaliya.

Gudoomiye Ku-xigeenkaLabaad ee Baarlamaanka Mahad Cabdala Cawad ayaa sheegay in Ciidamadda AMISOM ay lasoo baxeyn dhaqamo xun, islamarkaana ay kordhiyeen xadgudubyadda ay u geystaan Madaxda Qaranka iyo Shacabka Soomaaliyed.

Ciidamadda AMISOM ayaa shalay Garoonka Magaaladda Muqdisho ka hor istaagay in ay galaan Gudoomiyaha Golaha aqalka Sare Cabdi Xaashi C/laahi,iyo Gudoomiye ku-xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdala Cawad, inkastoo markii dambe la xaliyay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here