Chelsea ayaa caawa guul ka gaartay kooxda Crystal Palace. waxayna tasi ka dhigan tahay in ay kooxda chelsea ku bilaabatay sanadka cusub ee 2016-ka guul aad u weyn,
xidigaha kala Oscar , Diego Costa iyo Willian ayaa goolal u dhaliyay kooxda chelsea wana guushii ugu horey uu gaaray macalinka reer Holland Guus Hiddink tan iyo markii uu dib ugu soo laabtay ingiriiska.
Crystal Palace (4-2-3-1): Hennessey 6; Ward 6, Dann 5, Delaney 5, Souare 5; Jedinak 5 (Ledley 66 min, 5), McArthur 6; Puncheon 5, Lee 5 (Williams 80), Zaha 6; Campbell 5 (Chamakh 66, 5).
Subs not used: McCarthy, Kelly, Mutch, Sako.
Bookings:Delaney, Jedinak, Dann.
Manager: Alan Pardew 5.
Chelsea (4-2-3-1): Courtois 6.5; Ivanovic 6.5, Zouma 6, Terry 6, Azpilicueta 6; Fabregas 7, Mikel 8; Willian 7.5, Oscar 7.5 (Matic), Hazard 5 (Pedro 16, 6.5); Costa 7.
Subs not used: Begovic, Baba, Loftus-Cheek, Ramires, Traore.
Goals: Oscar, 29, Willian, 60, Costa, 66.
Manager: Guus Hiddink 7
Referee: Kevin Friend

















