War Deg Deg:-Kooxo Hubeysnaa oo Dil Ka Geystay Suuqa Bakaaraha

0

Kooxo hubeysnaa ayaa goordhaweyd waxa ay dil ka geysteen gudaha Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.

Dilka ayaa ka dhacay Suuqa Cabdalla shideeye gaar ahaan ahaan meel ku dhow Masjidka Shuhadaa ee ku dhex yaalla Suuqa Bakaaraha.

Sida ay inoo xaqiijiyeen goob-joogayaal kooxo ku hubeysnaa bastooladdo ayaa toogtay wiil dhalinyaro ahaa, waxayna dilka kadib ay ka baxsadeen goobta.

Goobta uu dilka ka dhacay waxaa gaaray Ciidamadda amaanka Dowladda Soomaaliya,waxaana socda baaritaan.

Magaaladda Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa martigalisay maalmihii dambe dilal qorshaysan,waxaana sheegtay Al-shabaab iyo Daacish.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here