Madaxweynaha Jubba-land oo Xabsiga Ku Booday Cabdikariim Qalbidhagax+Sawirro

0

Madaxweynaha Dowladd goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xabsiga uu ku xiranyahay ee magaalada Addis Ababa ku booqdey Cabdikariim muuse Qalbidhagax oo ka tirsan jamhadda ONLF.

Madaxweyne Axmed madoobe ayaa Dowladda Itoobiya kala hadley sidii uu dib xoriyadiisa ugu heli lahaa C/kariin Qalbdidhagax.

Qalbidhagax oo katirsanaa ururka ONLF ayay Dowladda federaalka Soomaaliya 10 bilood kahor u gacan galisey dowladda Itoobiya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here