Haweeney Xaley Dab Qabad Siisay Guryo Ku Yaala Degmadda Dharkeenley!!!

0

Wararka naga soo gaaraya Xaafadda Xoosh Degmadda Dharkinley ee Gobolka banaadir ayaa ku waramaya In haweeney Maseersaneyd ay xalay saqdii dhexe dab qabad siisay Guryo ku yaala Xaafadaas.

Dabka ayaa ka dhashay Makiinad kuwa Cuntadda lagu sameeyo ay haweeneyda dhigtay Qol ay wada jiifeen Seygeeda iyo Gabar ay dhashay.

Sida uu inoo xaqiijiyay mid kamid ah dadka Xaafadda dab ayaa sidoo kale gaaray guryihii ka ak dhawaa.

Khasaaraha guud ee dabku uu dhaliyay ayaa ah gubashada 3 Villo, 2-baabuur,waxaa sidoo kale la la’yahay gabar yar oo ay dhashay Haweeneyda Maseersaneed.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here