Akhriso:-Maamulka Hir-shabeelle oo Soo Saartay Baaq ku aadan in Loo Gurmado Shacabka

0

Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa lagu faah faahiyay dhibaatada beni’aadanimo ee ka jirtaa magaalooyinka Jowhar iyo Beledweyne, taasi oo saameyn  culus ku yeelatay bulshada waxaana sidoo kale maanta uu booqday Xaafadaha magaalada Beledweyne oo ku fataheen biyaha Wabiga.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here