Wararka Naga soo Gaaray Tuulo-layiraahdo Farjano oo dhacda Dagmada Balcad Ee Sh/Dhaxe ayaa Waxaa ay Ku soo Waramayaa in Gudaha Dagmadaasi Biriq Ku dhaxday Kadib Roob yimid ayaa Sababtay Dhimashada 1 Qof Oo Kamid ah Dadka Tuulada Farnajo Ee Dagmada Balcad.
Marxuunka Ku dhintay Biriaqda ayaa Waxaa La sheegay Xilliga ay biriqda Haleeshay Uu Ku Hoowlanaa Khudaar uu Ku raray Gaari Yiilay Gurigiis Aktiisa Sida Uu Idaacada Simba U Xaqiijiye Nuur Maxamed Oo ah Aabaha Dhalay Wiil Ku Geeriyooday Biriqda Ku dhacday Tuulada Farjano Ee Sh/Dhaxe.
Intabada Gobolada Dalka Waxaa Ka Curtay Roobkii Gu’a iyadoona Xilliyada Raabka Uu Da’ayo ay Dhacdo biriq Taasi Oo Mararka Qaar Geesato Khasaaro Nafeed.
Dhageyso:- Codka Aabaha Dhalay Wiilka Biriqda ay Dishay oo La Hadlay Simba

