Bayle:-“Waxaa jira Lacago Loogu Talagalay Soomaaliya oo Ku Dhaca Gacmo Kale”,+Dhageyso

0

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Bayle  ayaa sheegay in ay ogaadeen in lacagaha loogu deeqo Soomaaliya ay gacanta u galaan shaqsiyaad gaar ah.

Wasiir bayle ayaa waxa uu tilmaamay in lacagaha soo galaya ama loogu deeqo dawladda Federaalka Soomaliya ay ogaan doonaan.

Waxa uu sidoo kale sheegay wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya  in wax kasta oo dalkaan soo galaya ay masuul ka ahaan doonto Wasaraddda Maaliyadda Soomaaliya.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa inta badan waxaa lagu eedeeyaa In lacagaha ay ka hesho wadamadda caalamka ay gacanta u galaan shaqsiyaad gaar ah.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here