Dowladda Soomaliya oo Sheegtay in Ethopia Ay Kala Hadashay Heshiiska Berbera+Dhageyso

0

Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa sheegtay in Ethopia ay kala hadashay heshiiska muranka dhaliyay ee dekedda Magaaladda Berbera ee Gobolka Saaxil oo saami laga siiyay.

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Soomaliya Amb Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in Madaxda dowladda Ethopia ay kala hadleen arinta Berbera,islamarkaana ay u sheegeen in ay kusoo xadgubeen Madaxbanaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ashtako ka dhan ah heshiiska Dekadda Magaaladda Berbera waxa ay u gudbisay ururka jaamacadda carabta oo kullan ku yeeshay magaalada Qaahira ee dalka Masar.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here