Guddiyada Maaliyadda Iyo Ganacsiga BFS oo Sharcdaro Ku Tilmaamay Canshuurta Iibka (5% VAT)

0

Guddiyada Maaliyadda Iyo Ganacsiga Baarlamaanka Federaalka Soomaliya ayaa sharci darro ku tilmaamay Canshuurta Iibka (5% VAT) oo Wasaaradda maaliyaddu soo saartay kuna waajibisay Ganacsatada Muqdisho.

Guddiyadda oo kulan la qaatay Ganacsatada Gobolka Banaadir, kana dhageystay cabashadooda sababtay in uu xirmo Suuqa bakaaraha ayaa sheegay in canshuur kordhinta wasaaradda maaliyadda ay tahay mid sharcidaro ah.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here