War Deg Deg Ah:- Taliyeyaasha Ciidamada Nabadsugidda & Booliska Iyo Alsuubta oo La Magacaabay

0

War goordhaw soo dhacay ayaa sheegaya in shirka Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya lagu magacaabay xilal kala duwan, iyadoo lagu ansixiyay taliyeyaasha ciidamada Booliska iyo Nabadsugidda.

Shirka oo weli goor dhaw soo dhamaaday ayaa lagu ansixiyey in Taliyaha ciidamada Booliska loo magacaabay Gen. Bashiir Maxamed, Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda ayaa loo magacaabay Xuseen Cismaan Xuseen (Xuseen Uurkuus), halka taliyaha ciidamada Asluubta dib loogu magacaabay Gen. Bashiir Maxamed Jaamac.

Shirka Golaha wasiirada ayaa hadda uun soo dhamaaday, iyadoo saxaafadda loo akhrinayo war-saxaafadeedka.

waxii kusoo kordha waan idinla wadaagi doonaa…… WWW.SimbaNews.com

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here