Wararka Akhriso:-Madaxweynaha Galmudug oo Wareegto Kasoo Saaray Dhul-bixinta Degmada Hobyo. By Radio Simba - Şubat 17, 2018 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) Madaxweynaha maamulka galmudug Axmed Ducaale Geelle(Xaaf) ayaa wareegto uu kasoo saaray xafiiskiisa ku joojiyay dhul bixinta dhulalka ka banaan degmadda Hobyo.