Madaxweyne Javier Tebas oo ka Hadlay Mustaqbalka Lionel Messi iyo  Cristiano Ronaldo

0

Madaxweynaha Horyaalka dalka Spain ee Javier Tebas ayaa sheegay in uu aad u jecelyahay in xidigaha Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ay sii joogaan Horyaalka dalka Spain si uu Horyaalka u Noqda Mid nuura,

Madaxweyne Javier Tebas ninka Hogaamiya Horyaalka Dalka Spain ayaa Tilmaamay in uu dhaqaalo xoogan uu soo galo Horyaalka dalka Spain madaama ay joogaan xidigaha  Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo

Xidigaha kooxaha Real Madrid iyo Barcelona Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ayaa lala xiriirinayaa Horyaalka dalka Ingiriiska in ay u dhaqaaqaan  xili ciyaareedkaan,

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here