Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya Maxamed C/laahi “Farmaajo” ayaa maanta lagu wadaa inuu ku tago Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.
wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne Farmaajo ayaa la doonayaa inuu maanta gaaro Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, halkaasi oo dadka ku dhaqan ay sameynayaan diyaargarow xoogan oo ay ku doonayaan iney kusoo dhaweeyaan Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi (Farmaajo)
madaxweynaha iyo Wefdigiisa , ayaa ka amba baxay Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug, oo tan iyo Talaadadii ay ku sugnaayeen, waxeynha saacada soo socda gaari doonaan Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.
Waxii kusoo kordha socdaalka madaxweyne Farmaajo kala soco www.SimbaNews.com

