Kooxo hubeysan ayaa goordhaweyd waxa ay dil ka geysteen Gudaha magaaladda muqdisho ee caasimadda Soomaliya.
Rag hubeysan ayaa toogtay labo wiil wuxuuna dilkaan ka dhacay Xaafadda Koodka,Degmadda Xamarweyne ee Gobolka Banaadir.
Dilka kadib ragii hubeysnaa ayaa isaga baxsaday goobta,waxaana gaaray Ciidamadda amaanka Degmadda Xamar weyne oo halkaas ka sameyay baaritaano aad dad lagu qabanin.
Magaladda Muqdisho waxaa mudooyinkii dambe kusoo badanayay dilalka qorshaysan ay geystaan ragga hubeysan.

