Akhriso:-Hay’adda Culumada Soomaliyeed oo War Kasoo Saartay Xaaladda Siyaasadeed

0

Hay’adda Culumada Soomaaliyeed ayaa soo saartay bayaan ay ugu magac dartay Bayaanka Culumada Soomaaliyeed ee ku aadan khilaafka dalka,iyadoo ka digtey isticmaalka awooda aan sharciga ahayn.

Bayaankan oo ka kooban lix qodob ayaa Hay’ada Culumada Soomaaliyeed waxa ay ugu baaqday shacabka Soomaaliyeed inay ilaashadaan diintooda,dowladnimadooda iyo walaaltinimadooda.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here