War Deg Deg:-Ciidamo NISA oo La Wareegay Hoyga Sanater Cabdi Qeybdiid

0

Ciidamo ka tirsan kuwa NISA ayaa goordhaweyd weerar ku qaaday hoyga Sanator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid uu ka dagan yahay Magaalada Muqdisho.

Sida ay inoo xaqiijiyeen ilo lagu kalsoonan karo Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan kuwa NISA ayaa mar qur ah lagu arkay hareeraha guriga.

Ciidamadaan ayaa guud ahaan la wareegay guriga oo ku yaala Degmadda Hodan gaar ahaan agagaarka isgoyska Banaadir, waxaana hadda halkaas ka socdo baaritaan.

Weli Faahfaahin rasmi ah dib ayaa idin kugu soo gudbin doonaa.

Wixii kusoo kordha kala simbanews.com

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here