Akhriso:-Taliye Gorod oo Magacaabay Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Qeybta 27-aad

0

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas Cabdiweli Jaamac Xuseen Gorod, ayaa magacaabay Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Qeybta 27-aad, waxaana loo Magacaabay Sareeyo Guuto Maxamuud Maxamed Macalin Koronto oo horay u ahaa Abaanduulaha Qeybta 12-ka April ee Ciidamada Xoogga Dalka.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka oo lasoo gaarsiiyey idaacadda Simba, ayaa lagu Magacaabay Sareeyo Guuto Maxamuud Maxamed Macalin Koronto.

Qeybta 27-aad ee Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa ah qeyb Cusub, waxaana ay ka howl gali doonaan Deegaanada Dowlad Gobolleedka Hirshabeelle.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here