Qarax xoogan ayaa goordhaweyd waxa uu ka dhacay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaliya.
Miino dhulka lagu aasay ayaa ku qaraxday Isgoyska Jeneraal Daauud Xaafadda Carafaad Degmadda Yaaqshid ee Magaladda Muqdisho.
Ma Jirto cid ilaa haatan sheegatay, iyo wax khasaaro ah oo ay geysatay miinadda qaraxday.

