War Deg Deg:- Al-shaabab oo Goordhaweyd Gudaha u Galay deegaanka Basra

0

 

Wararka ka imaanaya Gobolka shabeelada dhaxe ayaa ku waramaya In Ciidamada Xarakada Al-shabaab ay gudaha u galeen goordhaweyd deegaanka Basra

Ciidamada la wareegay deegaanka Basra ee Al-shaabab ayaa wata gaadiidka dagaalka noocyadiisa kala duwan, Ciidamada dowlada ee ku  sugnaa deegaanka ayaa la sheegay iney u ruqaansadeen dhanka degmada Balcad ee gobalka Shabeelada dhexe.

Wali wax war ah kama soo bixin Maamulka Gobalka shabeelada dhaxe ee ku adan la wareegitaanka Al-shabaab ee deegaanka Basra ee Gobalka Shabeelada dhaxe.

Wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here