Wararka ka imaanaya Gobolka shabeelada dhaxe ayaa ku waramaya In Ciidamada Xarakada Al-shabaab ay gudaha u galeen goordhaweyd deegaanka Basra
Ciidamada la wareegay deegaanka Basra ee Al-shaabab ayaa wata gaadiidka dagaalka noocyadiisa kala duwan, Ciidamada dowlada ee ku sugnaa deegaanka ayaa la sheegay iney u ruqaansadeen dhanka degmada Balcad ee gobalka Shabeelada dhexe.
Wali wax war ah kama soo bixin Maamulka Gobalka shabeelada dhaxe ee ku adan la wareegitaanka Al-shabaab ee deegaanka Basra ee Gobalka Shabeelada dhaxe.
Wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

