Akhriso:-Al-shaabab oo Xukun Ku Fuliyay Rag ay Ku Eedeeyeen Basaasnimo

0

Xarakada Al-shabaab ayaa xukun ku fulisay Rag Jawaasiis ah oo u shaqeynayay sirdoonada Itoobiya islamarkaana kamid ahaa Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaliya.

Xukunkaan ayaa ka dhacay fagaaraha weyn oo ku yaala magaalada Bu,aale ee Jubbooyinka.

Fagaaraha Xadkan uu ka dhacay waxaa soo xaadiray qeybaha bulshada ee ku dhaqan magaalada iyo deegaanada hoostaga.

Eedeysanayaasha  lagu toogtay goobta fagaaraha oo ah Illaa iyo Afar ruux ayaa lagu kala magacaabaa.

1-Cabdi Rizaaq Xaashi Cabbaas.

2-Cumar Cadar Cumar.

3-Muxamed Abaa Mayow.

4-Mustaf Mucalim Xasan.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here