Xaliimo Maxamed:-“Al-shabaab Kaliyah Yaan Dusha Laga Saarin Qaraxyadda”,+Dhageyso

0

Hooyo Xaliimo Maxamed Ibraahim oo kamid ah Hooyooyinka Soomaliyeed ayaa ugu baaqday Madaxda Dowladda Federaalka Soomaliya in ay il gaar ah ku hayaan Ciidamada Ajaanibta ah ee ku sugan gudaha Soomaliya.

Waxa ay sheegtay in qaraxyada iyo dilalka ka dhacaya Magaaladda muqdisho  ee Caasimadda Soomaliya, aan kaliyaha dusha laga saarin  Xarakada Al-shabaab, islamarkaana baaritaano lagu sameeyo ciidamada ajaanibta ah ee ku sugan xeebaha Soomaliya, kuwasi oo aan la ogaan Karin waxa ay dalka soo galiyaan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here