Raisulwasaare Kheyre oo Kulan Deg Deg ah Isugu Yeeray Golahiisa Wasiirada.

0

Raisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Mudane Xasan Cali Kheyrre ayaa kulan deg deg ah isugu yeeray Golahiisa Wasiirada.

Kulankaan ayaa la sheegay in loogu hadli doono weerarkii shalay lagu qaaday Hoteelka Naasa-hablood 2 ee magaaladda Muqdisho kaasi oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac.

Sida ay sheegayaan wararka aynu ka helayno xafiiska Raisulwasaaraha Xukuumadda Soomaliya kulanka ayaa diirada lagu saari doonaa weerarkii Hoteelka naasa-hablood 2, iyadoo gaba-gabada kulanka laga soo saari doono go’aano.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here