Madaxda Dowladda iyo Kuwa Maamul Goboleedyadda oo Kulan Yeeshay+Sawirro

0

Xarunta Madaxtooyadda Soomaliya waxaa goordhaweyd ka dhacay kulan is-arag ahaa kaasi oo u dhaxeeyay madaxda dowladda Soomaliya iyo kuwa maamul goboleedyadda dalka ka jira.

Kulankan is araga ahaa ayaa ka dhacay qeybta Vip-da ee guriga madaxweynaha Soomaliya, halkaasoo madaxweynuhu ku qaabilay madaxda maamul goboleedyada oo ay wehliyeen guddoomiyaha gobolka banaadir Taabid cabdi Maxamed iyo ra’iisul wasaare Xasan Cali kheyre.

Kulankaan ayaa la sheegay in uu hurudhac u yahay kulanka guud ee madaxda dowladda soomaliya iyo kuwa maamul goboleedyadda dalka ka jira, kaasi oo furmi doona saacadaha soo soo socda.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here