Culimada Maamulka Buntland oo Amaro Adag Lagu Soo Rogay

0

Culimada deegaanada Puntland ayaa lagu amray iney berri Khudbaha Jimcaha uga hadlaan dhibaatadii ka dhacay Isgoyska Zoope, 14-kii bishaan Oktoobar 2017-ka.

Maamulka ayaa cadaadis ku saaraya imaamyada masaajida deegaanadaasi iney ka hadlaan waxa ka dhacay isgoyska Zoobe ee Magaaalada Muqdisho,
Inkasto masaajida qaar ay joogaan xerta iyagu inta badan ka hadlaan qaraxyada iyo waxa lamidka ah ayaa hada waxuu maamulka buntiland amar ku bixiyay in qudbadaha lagu soo qaato maanta oo jimco ah mashaqadii ka dhacday magaalada muqdisho oo dad badani ay ku nafwaayeen.

Macada waxa ay ka dhihi doonaan Maamulayaasha masaajidada deegaanadaasi Amarkaan uu maamulka soo saaray kuna aadaan iney wax ka dhahaan waxii ka dhacay 14 bishan Isgoyska Zoobe ee Magaalada Muqdisho.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here