Garoonka Diyaaradaha Magaaladda muqdisho waxaa soo gaartay Diyaaradd ay Dowladda Qatar Soomaliya usoo dirtay taasi uu sida gurmad isugu jira Dhaqaatiir, dawo iyo Deeq Caamaad.
Diyaaradan oo imaanshaheeda shalay dib loo dhigay ayay dowlada Qatar ugutalo gashay inay si joogto ah u daabusho dhawacyada Qaraxii isgoyska Zoobe oo la geeyo dalka Suudaan, iyadoo qarashka caafimaad ay bixineyso dowladda Qatar.
Diyaaradda waxaa ku diyaarsan 36 sariirood.




