Xildhibanano ka tirsna baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in maydadka 220 qof la geeyey cisbitaalka Madina halka dhaawaca la geeyey cisbitaalkaas uu yahay 71.
Xildhibaan Mahad Salaad iyo Abshir Bukhaari ayaa warkaasi si kala gooni gooni ah u sheegey.
Sidoo kale Isbitaalka Erdogan, (Ex Digfeer) waxa la geeyay 207 ruux oo dhaawacyo qaba oo 127 ruux oo ka mid ah aanan ehelladooda wali u imaan. Waxa isbitaalkaasi ku dhintay 11 ruux.


