Puntland oo War Kasoo Saartay Qaraxii Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0

Madaxweynaha  maamulka Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa wuxuu Tacsi u diray Eheladii Shacabkii lagu laayay qaraxii ka dhacay Magaaladda Muqdisho.

Madaxweyne Gaas ayaa Guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed u tacsiyeeyey.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here