Qarax Gaari oo Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho+(Daawo Sawirro)

0

Qarax loo adeegsaday Gaari TM  oo waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa abaarihii 02:4PM-daqiiqo waxa uu ka dhacay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaliya.

Qaraxaan oo gaari loo adeegsaday ayaa ka dhacay nawaaxiga Isgoyska Zoobe gaar ahaan afafka hore ee Hotelka Safari oo ah mid kamid hoteeladda ku yaala Magaaladda Muqdisho.

In ka badan 10 qof ayaa ku dhintay, waxaana dhaawacyo kasoo gaareen dad aan ka yareyn 50 kale.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here